Puntland oo ka digtay Faraglin lagu sameeyo doorshooyinka Jubbaland & Galmudug

HomeWararka

Puntland oo ka digtay Faraglin lagu sameeyo doorshooyinka Jubbaland & Galmudug

Puntland ayaa Dowladda Federaalka uga digtay faragelinta arrimaha doorashada Jubbaland Dowladda Puntland ayaa Dowladda Federaalka uga digtay faragelinta doorashada Jubbaland, waxayna sheegtay shacabka Jubbaland iyo Galmudug uu xaq dastuuri ah u baneynayo in ay qabsadaan doorasho.

ASKARI DOOLOW KU DILAY ASKARI LABO KALENA DHAAWACAY
Wasiir Qarjab: “Wariye Cumar Dheere in uu Xorriyadiisa Helo waa ku Hawlanahay … Mana Jiraan Sanaadiiq Sool iyo Sanaag la Keenayo” (dhegayso)
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo Ciidamo tababar u soo xiray

Puntland ayaa Dowladda Federaalka uga digtay faragelinta arrimaha doorashada Jubbaland

Dowladda Puntland ayaa Dowladda Federaalka uga digtay faragelinta doorashada Jubbaland, waxayna sheegtay shacabka Jubbaland iyo Galmudug uu xaq dastuuri ah u baneynayo in ay qabsadaan doorasho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: