Puntland oo ka digtay Faraglin lagu sameeyo doorshooyinka Jubbaland & Galmudug

Puntland oo ka digtay Faraglin lagu sameeyo doorshooyinka Jubbaland & Galmudug

Puntland ayaa Dowladda Federaalka uga digtay faragelinta arrimaha doorashada Jubbaland

Dowladda Puntland ayaa Dowladda Federaalka uga digtay faragelinta doorashada Jubbaland, waxayna sheegtay shacabka Jubbaland iyo Galmudug uu xaq dastuuri ah u baneynayo in ay qabsadaan doorasho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com