Wasaaradda degaanka Puntland oo go’aano dhowr ah soo saartay (dhegayso)

HomeWararka

Wasaaradda degaanka Puntland oo go’aano dhowr ah soo saartay (dhegayso)

Iyadoo dhawaan wasiirka wasaarada Deegaanka Beeraha iyo Isbedelka Cimilada uu gobolka Mudug ku tagay Socdaal uu ugu kuur galayo Xaalada Deegaanka Beer

Somaliland oo maanta sii daysay maxaabistii lagu qabtay dagaalkii Tukaraq (Daawo)
Koox hubaysan oo Bosaaso weerar ka gaysatay
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Iyadoo dhawaan wasiirka wasaarada Deegaanka Beeraha iyo Isbedelka Cimilada uu gobolka Mudug ku tagay Socdaal uu ugu kuur galayo Xaalada Deegaanka Beeraha iyo Duurjoogta ayaa kadib laga soo saaray go,aano lagu ilaalinayo Deegaanka iyo Duurjoogta.

Isuduwaha wasaarada Deegaanka ee gobolka Mudug Siciid Maxamed Axmed ayaa sheegay kormeerkii wafdiga wasaarada kadib inay soo baxday Dhibaato badan oo lagu hayo Deegaanka iyo duurjoogta wasaaraduna ay go,aano kasoo saartay.

Wariye Cabdikhayr Maxamed Jaamac ayuu arimahan uga waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: