Koox hubaysan oo Bosaaso weerar ka gaysatay

Dabalay hubaysan ayaa magaalada Bosaaso ku weeraray gabaldhicii maanta sarkaal katirsan laanta Canshuuraha Berriga Puntland xili uu ku sugnaa bartamaha Suuq magaalada Boosaaso.

Kooxdii hubaysnayd ee weerarka soo qaaday iyo ilaaladii sarkaalka ayaa waxaa dhexmartay Israsaaseyn socotay daqiiqado kooban.

hal ruux oo la sheegay inuu kasoo jeedo Qowmiyadda Oromada ee Itoobiya kuna sugnaa meel aan sidaas uga fogeyn goobta uu falka ka dhacay ayaa ku dhintay halkaas.

Kooxdii weerarka soo qaaday ayaa dubadiiba goobta isga baxsaday,waxaana soo gaaray halka uu falkaasi ka dhacay ciidamada amniga ee gobolka Bari.

Todobaadkan horaantiisa ayay ahayd markii sidan oo kale koox hubaysan ay tacshiirad ku fureen labo askari oo katirsan ciidamada amniga ee gobolka Bari, halkaas oo mid kamid ah uu kudhintay tacshiiradaasi.
majirto cid loo soo qabtay weerarkaasi hore ee lagu qaaday labadaasi askari ee katirsanaa ciidamada amniga.

Iasla caawa fiidkii isgoyska Nedk oo ah halkii hore ee lagu rasaaseeyay todobaadkii hore askar katirsan ciidamada amniga gobolka Bari waxaa caawa lgu dilay askari kare oo ciidamada katirsan.

Ilaa iyo haatan ma jirto cid sheegatay weerarkan iyo kii ka horeeyay, balse kooxaha Al-shabaab iyo Daacish ayaa intabadan gobolka Bari ka gaysajiray weeraro noocan oo kale ah.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • NuurkaNederland 8 months ago

    Nuurka.
    Senior Political Analyst.
    Khabiir Ku Takhasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.
    .*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.-.*..
    SOMALIYA WAA MASHRUUC.
    ——————–.
    BOSASO WAXAA KULAALAYA ISIS,ALSHABAB AY FANGARREYAAN CIA,MI6,SIS,ISI,.
    ISIS,ALSHABAB WAXAA KALOO LA SHEEGAA INAY MACDANTA AY KA QODAAN BUURAHA SANAAG AY U DHIIBAAN DAD CADAANA OO BUURAHAAS UGU YIMAADA!!!!!.HADA OGOW ISIS,ALSHABAB,WAA KUWA IDIN DHAHAYA DIIN BAANU IDIN KU DILAYNAA!!!CAJIB,DIIN MAAHEE WAA KOOXO AY LEEYIHIIN SIRDOONO CAALAMIYA SIDA:CIA,MI6,SIS,ISI.iwm SIRDOONADAASOO U TILMAAMA QOFBA QOFKUU KA QIIMO BADAN YAHAY INAY SOO DILAAN,QARXIYAAN,SOMALIYANA AYSAN DEGIN,IYAGOO XITAA MASAAJIDADA KU DHEX DILA DHAHA SI MASAAJIDADA LOOGA CARARO!!!SABABTA AY U SAMAYSTEEN KOOXAHAASINA WAA UUN CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & IN DUNIDA ISLAAMKA LAGU BURBURIYO & IN AYNU KA CARARO WADAAD DANBE!!!!! NOOCUU DOONABA HA AHAADEE.!!!!!!! & IN DADKOODA SOO ISLAAMAYA EE KUSOO QULQULAYA DIINTA ISLAAMKA IN AY U SHEEGAAN UJEEDADOODA OO AH ISLAAMKAAD QAADANAYSAAN WAABA (ARGAGAXISO)FAHAMTU,UJEEDKA LOO SAMAYSTAY ISIS,ALSHABAB,ALQACIDA,BOKO,ALNUSRA,YBG.iwm WAA SAAS.CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA!!!.KOOXAHAAS YARYARINA DHAMAANTOODBA WAXAY KA AMAR QAATAAN WASHINGTON DC & TEL AVIV.

    TUSAALE FUDUD:
    ————-.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS LEADER ALBAGHDADI ex-Name (ELLIOTE SHIMON) 100% HE WAS MOSSAD AGENT & ISRAELIAN CITIZEN.=ANTI MUSLIMS.
    ISIS THEY HAVE NEVER ATTACKS ISRAEL!!!!WHY? ISIS MADE IN ISRAEL 100% sure.
    ALSHABAB MADE IN CIA,MI6.
    ALQACIDA MADE IN CIA.WHY NOT? OSAMA BEN LADEN STILL ALIVE & WELL IN THE (BAHAMAS)!!!!!.
    TRUMP SAYS:OBAMA He is the founded of ISIS…..CO-FOUNDER HELERY CLINTON.true story!!!.recoding.
    I SAID:TERRORIST ISN’T MUSLIMS.MUSLIMS ISNOT TERRORIST.
    XAQIIQDUSE WAXAA WEEYE:
    WE ARE MUSLIMS.
    WE ARE TARGET.
    WAXAANU NAHAY MUSLIM
    WAXAANU NAHAY TAARGET.MEEL KASTA KA JOOG DUNIDAN WAXAA KA SOCDA HADA WAA:(MUSLIM MA TAHAY? HAA,WAXAAD TAHAY BARTILMAAMEED!!!!!).
    TAASNA WAXAA TUSAALE KUUGU FILAN WAXA DUNIDA MAANTA KA SOCDA,KII QAXAYA,LA BAMBAYNAYO,DUQAYNAYO,LA QABSANAYO,LAHAYSTO,GUUMEYSTO WAA MUSLIM,DALKALOO GUBANAYANA,OLOLAYA MA JIRO,AAN KA AHAYN DAL MUSLIM SOMALIYAANA KA KOOW AH INTA GUBANAYSA!!,SOMALIYA MA IYADAA IS GUBTAY?MAYA, WAA LAGA SHAQEEYEY RAGBAANA $BLYNS KU BIXIYEY,BIXIYA AL-AAN.KUWII OLOLIYEYNA WAXAY INOO SHEEGAAN SOMALI QABIIL BAY ISKU HAYSAA!!!!.WAYNUNA AQBALAY LKN ISMAYNAAN WEYDIIN YAA FANGARAYNAYA IN QABIIL AYNU ISKU DILO AMA KOOXO ARGAGAXISO AHI INA QARXIYAAN OO DABKA SHIDAYA!!!?.ANAA KUU SHEEGAYEE (USA & UK) BAA KA KOOW AH.WAA IYAGA KUWA QAYRAADKEENA DARTIIS INOO BURBURIYEY,QAYRAADKEENANA WAXNA BILILIQAYSTA,XADA WAXNA KAYD U DHIGTAY!!!!!.INAGANA ISKU KEEN MASHQUULIYEY DABADEEDNA INAGA DHEX ADEEGTAY!!!!.
    WAXAAN 100% UMAHAD CELINAYAA Mr:PUTIN-kii XAAQAY ISIS-tii AY SOO FANGAREEYEEN ILAA 40 DAWLADOOD EE USA,UK,ISRAEL HORBOODAYEEN.THANK YOU PUTIN.WAAYO?SURIYA,CIRAQ,LIBIYA WAY SOO DHAAFI LAHAAYEEN KUWA ISIS-ta AH EE SOMALIYA JOOGANA WAYBA NAGU SII AWOODAYSAN LAHAAYEEN!!!!HADASE WAY SII BAABA’AYAAN.
    THANK YOU Mr:PUTIN.

  • NuurkaNederland 8 months ago

    Nuurka.
    Senior Political Analyst.
    Khabiir Ku Takhasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.
    .*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.-.*..
    SOMALIYA WAA MASHRUUC.
    ——————–.
    BOSASO WAXAA KULAALAYA ISIS,ALSHABAB AY FANGARREYAAN VIA,MI6,SIS,ISI,.
    ISIS,ALSHABAB WAXAA KALOO LA SHEEGAA INAY MACDANTA AY KA QODAAN BUURAHA SANAAG AY U DHIIBAAN DAD CADAANA OO BUURAHAAS UGU YIMAADA!!!!!.HAD OGOW ISIS,ALSHABAB,WAA KUWA IDIN DHAHAYA DIIN BAANU IDIN KU DILAYNAA!!!CAJIB,DIIN MAAHEE WAA KOOXO AY LEEYIHIIN SIRDOONO CAALAMIYA SIDA:CIA,MI6,SIS,ISI.iwm SIRDOONADAASOO U TILMAAMA QOFBA QOFKUU KA QIIMO BADAN YAHAY INAY SOO DILAAN,QARXIYAAN,SOMALIYANA AYSAN DEGIN,IYAGOO XITAA MASAAJIDADA KU DHEX DILA DHAHA SI MASAAJIDADA LOOGA CARARO!!!SABABTA AY U SAMAYSTEEN KOOXAHAASINA WAA UUN CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & IN DUNIDA ISLAAMKA LAGU BURBURIYO & IN AYNU KA CARARO WADAAD DANBE!!!!! NOOCUU DOONABA HA AHAADEE.!!!!!!! & IN DADKOODA SOO ISLAAMAYA EE KUSOO QULQULAYA DIINTA ISLAAMKA IN AY U SHEEGAAN UJEEDADOODA OO AH ISLAAMKAAD QAADANAYSAAN WAABA (ARGAGAXISO)FAHAMTU,UJEEDKA LOO SAMAYSTAY ISIS,ALSHABAB,ALQACIDA,BOKO,ALNUSRA,YBG.iwm WAA SAAS.CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA!!!.KOOXAHAAS YARUARINA DHAMAANTOODBA WAXAY KA AMAR QAATAAN WASHINGTON DC & TEL AVIV.

    TUSAALE FUDUD:
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS LEADER ALBAGHDADI ex-Name (ELLIOTE SHIMON) 100% HE WAS MOSSAD AGENT & ISRAELIAN CITIZEN.=ANTI MUSLIMS.
    ISIS THEY HAVE NEVER ATTACKS ISRAEL!!!!WHY? ISIS MADE IN ISRAEL 100% sure.
    ALSHABAB MADE IN CIA,MI6.
    ALQACIDA MADE IN CIA.WHY NOT? OSAMA BEN LADEN STILL ALIVE & WELL IN THE (BAHAMAS)!!!!!.
    TRUMP SAYS:OBAMA He is the founded of ISIS…..CO-FOUNDER HELERY CLINTON.true story!!!.recoding.
    I SAID:TERRORIST ISN’T MUSLIMS.MUSLIMS ISNOT TERRORIST.
    XAQIIQDUSE WAXAA WEEYE:
    WE ARE MUSLIMS.
    WE ARE TARGET.
    WAXAANU NAHAY MUSLIM
    WAXAANU NAHAY TAARGET.MEEL KASTA KA JOOG DUNIDA (MUSLIM MA TAHAY? HAA,WAXAAD TAHAY BARTILMAAMEED!!!!!).
    TAASNA WAXAA TUSAALE KUUGU FILAN WAXA DUNIDA MAANTA KA SOCDA,KII QAXAYA,LA BAMBAYNAYO,DUQAYNAYO,LA QABSANAYO,LAHAYSTO,GUUMEYSTO WAA MUSLIM,DALKALOO GUBANAYANA,OLOLAYA MA JIRO,AAN KA AHAYN DAL MUSLIM SOMALIYAANA KA KOOW AH!!!,SOMALIYA MA IYADAA IS GUBTAY?MAYA, WAA LAGA SHAQEEYEY RAGBAANA $BLYNS KU BIXIYEY,BIXIYA AL AAN.KUWII OLOLIYEYNA WAXAY INOO SHEEGAAN SOMALI QABIIL BAY ISKU HAYSAA!!!!.WAYNUNA AQBALAY LKN ISMAYNAAN WEYDIIN YAA FANGARAYNAYA IN QABIIL AYNU ISKU DILO AMA KOOXO ARGAGAXISO AHI INA QARXIYAAN OO DABKA SHIDAYA!!!?.ANAA KUU SHEEGAYEE (USA & UK) BAA KA KOOW AH.WAA IYAGA KUWA QAYRAADKEENANA WAXNA BILILIQAYSTA,XADA WAXNA KAYD U DHIGTAY!!!!!.INAGANA ISKU KEEN MASHQUULIYEY DABADEEDNA INAGA DHEX ADEEGTAY!!!!.
    WAXAAN 100% UMAHAD CELINAYAA Mr:PUTIN-kii XAAQAY ISIS-tii AY SOO FANGAREEYEEN ILAA 40 DAWLADOOD EE USA,UK,ISRAEL HORBOODAYEEN.THANK YOU PUTIN.