Xogahaya Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed Cumar Faaruuq “Been Abuurkii lagu hayay magaca NUSOJ aduunyada oo dhan ayaa maqli wayday” (dhegayso)

HomeWararka

Xogahaya Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed Cumar Faaruuq “Been Abuurkii lagu hayay magaca NUSOJ aduunyada oo dhan ayaa maqli wayday” (dhegayso)

Xogahayaha Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Nusoj Cumar Faaruuq ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Radio Daljir waxa uu ka hadlay shaqsiyaad uu shee

Qaybtii 2-aad iyo Gabaygii Nabada iyo Abwaan Cali Food (dhegayso)
MAANHADAL: Golaha Badbaado Qaran ee Muqdisho looga Dhawaqay Maxay Qabanayaan? (dhegayso)
Iskaashatada Gaadiidka Dadwaynaha Boosaaso oo Ka Cabanaya Gawaari ay leeyihiin Shirkaddo (dhegayso)

Xogahayaha Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Nusoj Cumar Faaruuq ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Radio Daljir waxa uu ka hadlay shaqsiyaad uu sheegay in magaca Ururka ay ku qaraabtaan kuwaas oo shalay Muqdisho ka sheegay in ay magacii Ururka ay ka tanaasuleen.

dhanka kale Xoghayaha waxaan wax ka waydiinay midaynta wariyeyaasha Soomaaliyeed, qorsaha Ururka laga filayo oo ay u hayaan wariyeyaasha, iyo xiliga la qabandoono shirwaynaha Ururka.

wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: