Taxanaha 1aad ee kobcinta waxbarashada 2019: Waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Taxanaha 1aad ee kobcinta waxbarashada 2019: Waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga (dhegayso)

Taxanaha 1aad ee sannadka 2019 ee barnaamijku waxa uu qayb ka yahay mashruuca "Waxbar Gabdhaha oo Ciribtir Faqriga," waxaana iska kaashada Wasaaradda

Xasuuqi Zoobe Su’aashii Gurmadka Kadib Nooga Dhig!!
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | Taxanaha 99aad (dhegayso)
Waxbarasho La’aan & Shaqo La’aan: Tirada Ardeyda Waxbarasho Seegga ah oo Korortay (dhegayso)

Taxanaha 1aad ee sannadka 2019 ee barnaamijku waxa uu qayb ka yahay mashruuca “Waxbar Gabdhaha oo Ciribtir Faqriga,” waxaana iska kaashada Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo hay’adda Relief International, waxaana maalgalisey dowladda Ingiriiska.

Asbuucaan shacabka ayaa su’aalo weydiinaya Wasiirka Waxbarashada Puntland. Su’aalaha waxaa kamid ah sidee gabdhaha loo siiyaa qoondo u gooni ah si loo kordhiyo tirada gabdhaha oo ardeydu u noqoto 50% Gabdho 50% wiilal, waa se maxay qorshaha degdegga ah ee u degsan Wasaaradda Waxbarashada Puntland? Sidee se gabdhaha loo saacidaa si ay waxbarashada u sii wataan guur kaddib?

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: