Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo sheegtay in Doorashada Galmudug ay ka dhacayso Dhuusamareeb

HomeWararka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo sheegtay in Doorashada Galmudug ay ka dhacayso Dhuusamareeb

Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku sheegeyso in doorashada Maamulka Galmudug ay ka dhici doon

Xildhibaannada labada Aqal oo Maanta ka doodaya waxka bedelka Dastuurka dalka
Duqa degmadda Gaalkacyo oo ka hadlay Mooshin laga soo gudbiyaay (dhegayso)
MUQDISHO: Yaa kusoo baxay Doorashadii maanta ee Kuraasta Gobolada Waqooyi ?

Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku sheegeyso in doorashada Maamulka Galmudug ay ka dhici doonto magaalada Dhuusamareeb 4ta bisha Juley ee sanadkan ayna ku eg tahay muddo xilleedka hadda jira.

Wasaarada Arimaha gudaha warkan ay soo saartay ayaa imaanaya xili Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye uu ku sugan yahay magaalada Dhuusamareeb isla markaana heshiis uu la galay Kooxda Ahlu Sunna.

Hase yeeshee Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa ku dhowaaqay in doorashada Galmudug ay ka dhici doonto magaalada Cadaado isla 4ta bisha July ee sanadkan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: