Guddiga Fatahadda Badda Caluula oo Garoowe kaga dhawaaqay Gurmad (Daawo)

HomeWararka

Guddiga Fatahadda Badda Caluula oo Garoowe kaga dhawaaqay Gurmad (Daawo)

Xili dhawaan madaxweynaha Puntland uu magacabay Gudi ka kooban wasiiro una Magacaabay qiimaynta fatahaadi ay samaysay badda degmadda Caluula ee gobalka Gardafuu ayaa maanta shir jaraa’id ay ku qabteen Garoowe waxay ku dhawaaqen gurmad loo samaynayo dadki ku gurya beelay fatahada baddu samaysay. Maxamed Lakiman ayaa warbixintan Garoowe ka soo diray.

Siyaasi Cabdidaahir Yeey: “ Puntland wa inay baritaano ku samaysa kiiska Qatar ee Qaraxyada Bosaaso ” (Daawo)
Khayre oo kormeeray xarumo Booliisku Is-xilqaan ku Dhisayaan
Guddoomiyihi horre ee Laascanood: “Aniga Camey ima casilin ee anigaa iscasilay” (dhegayso)

Xili dhawaan madaxweynaha Puntland uu magacabay Gudi ka kooban wasiiro una Magacaabay qiimaynta fatahaadi ay samaysay badda degmadda Caluula ee gobalka Gardafuu ayaa maanta shir jaraa’id ay ku qabteen Garoowe waxay ku dhawaaqen gurmad loo samaynayo dadki ku gurya beelay fatahada baddu samaysay.

Maxamed Lakiman ayaa warbixintan Garoowe ka soo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: