Guddoomiyihi horre ee Laascanood: “Aniga Camey ima casilin ee anigaa iscasilay” (dhegayso)

Guddoomiyihi horre ee Laascanood: “Aniga Camey ima casilin ee anigaa iscasilay” (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdillaahi Camey ayaa magaalada Laascaanood u magacaabay Duq Ama Gudoomiye Cusub kaasi oo ah Cabdiqani Makhtal Maxamed Garaad.

Magaalada Laascaanood ayaa waxaa gacanta ku haya maamulka Somaliland Mudoo ku simin 10 sano .

hadaba Duqi hore ee lascanood ee Puntland Cabdale Xaaji warsame oo nagu soo boqday xarunta daljir ee Garowe ayaa sheegay in madaxweyne Ku xigeenka Puntland xill usan ka qaadin balse todobad kahor uu is casilay ,kadib markii cadadis xoogan uu kula kulmay Camey.

Cabdala ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo Duqa isaga badalay ,isago fah faahin dheeri ah kabixiyeey sababta uu isku casilay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com