Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo ka mamnuucay deganada Galmudug Madaxda DFS

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo ka mamnuucay deganada Galmudug Madaxda DFS

Warsaxafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa lagu amray shirkadaha diyaaradaha inaysan keeni karin cid ka socota dowlada federalka d

MKX Galmudug Carabey oo sheegay inaysan Galmudug Qusayn Qodobadii shirkii kismaayo (dhegayso)
Guddoonka Waxbarashada gobalka Mudug oo shaqojoojin lagu sameeyey
Hay’adda Cafimaadka Aduunka oo ka digtay khatarta COVID-19

Warsaxafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa lagu amray shirkadaha diyaaradaha inaysan keeni karin cid ka socota dowlada federalka deegaanada Galmudug.

dhinaca kale Amarkan ka soo baxay madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in tallaabadan loo qaaday iyadoo la fulinayo go’aan hore uu Maamulka Galmudug ugu joojiyay wadashaqeynta dowlada federalka.

Xiriirka Dowlada Federalka iyo Maamul Goboleedka Galmudug ayaa sii xumaanaya iyadoo dhowaan amar ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha uu ku gacan seyrey Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: