MARTISOOR: Xadgudubka Kenya iyo Xaldoonka Soomaaliya (dhegayso | daawo)

HomeWararkaMARTISOOR

MARTISOOR: Xadgudubka Kenya iyo Xaldoonka Soomaaliya (dhegayso | daawo)

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa wareysi uu siiyey barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxa uu si durugsan uga

MARTISOOR – TAXANAHA 9aad ee CAASHA GEELLE: PUNTLAND & PUNTLAND & DAWLAD WANAAGA “Dad waxaa jira aan waxba qaban oo lacag qaaata”
MARTISOOR: Prof. Maxamud Sh. Xaamud (Q1aad), Halgankii Kulmis, Dhismihii Puntland & Hiigsiga Doorasho Qof & Cod
Degmada burtinle oo xalay iyo maanta ay ka da,een roobab lagu diirsay iyo saameynta ay gaysteen

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa wareysi uu siiyey barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxa uu si durugsan uga hadlay marxaladaha ay wajahayso dawladda Soomaaliya ee la xiriira dhanka arrimaha dibadda, si gaar ahna xadgudubka ay Kenya ku hayso xudduud-badeedka Soomaaliya; ammuuraha maabkii ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ee jiritaanka Soomaaliya masaxay; halka ay ku dambeysay lacagtii Imaaraadka Carabta ee lagu qabtay Garoonka Aden Cadde; iyo waliba halka ay marayso saamayntii ay Soomaaliya kala kulantay mowqifkii dhexdhexaadnimada ahaa ee ay Soomaaliya ka qaadatay khilaafkii dalalka Khaliijka.

Todobaadkan Barnaamijka Martisoor waxaa Daljir Garoowe ka soojeedinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed (Tallman).

Hoos ka daawo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: