Somaliland oo imtixaankii shahaadiga ka joojisay dugsiyo ku yaala magaalada Badhan (dhegayso)

HomeWararka

Somaliland oo imtixaankii shahaadiga ka joojisay dugsiyo ku yaala magaalada Badhan (dhegayso)

Wasiirka waxbarashada iyo sayniska Somaliland Cismaan Jaamac Aadan ayaa sheegay in la joojiyo laba iskuul oo ku yaala magaalada Badhan inay ka qaybgal

Daljir & BBCMA: Mowjadaha BARAARUGA Taxanaha 48aad February 28, 2020
Mid kamid ah Beelaha Puntland oo Bayaan soo saaray (Akhriso)
Ahlusunna oo xukun ku riday rag kufsi geeystay

Wasiirka waxbarashada iyo sayniska Somaliland Cismaan Jaamac Aadan ayaa sheegay in la joojiyo laba iskuul oo ku yaala magaalada Badhan inay ka qaybgalaan imtixaanka shahaadiga ee Somaliland.

Waxaa uu ku eedeeyey iskuulaadkaasi inay yihiin kuwa u farriista imtixaanada Puntland iyo Somaliland, arrintaasi oo uu ku tilmaamay mid aan la aqbali karin.

Somaliland ayaa maanta looga farriistay imtixaankii shahaadiga, iyadoo magaalooyinka Badhan iyo Dhahar ay ku yaaliin dugsiyo labada maamulba manhajkooda lagu dhigo, oo gala laba imtixaan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: