Ahlusunna oo xukun ku riday rag kufsi geeystay

Ahlusunna oo xukun ku riday rag kufsi geeystay

Ururka Ahlusunna ayaa Magaalada Dhuusamareeb Fakaaro ku yaalla ku jeedalay labo ruux oo loo heystay fal kufsi ah.

Xubnaha Garsoorka Ahlusunna ayaa ka Aqriyay Xukunka Rag Dhalinyaro ah oo loo Xiray Kufsi Guriceel ka dhacey Dhowr bilood kohor waxaana Markaa kadib Dadka hortooda la Keenay Maxaabiista oo ay Jeedleen Xubno Booliska Ahlusunna.

Ahlusunna ayaa saaka dadweynaha Magaalada ku wargalisay in ay yimaadaan barxadda magaalada si ay u daawaddaan xukunka lagu ridaayo labadda ruux ee loo heystay kufsi ka dhacay Guriceel.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com