Ra’iisul Wasaare khayre oo la kulmay Agaasimaha siyaasadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ingiriiska

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare khayre oo la kulmay Agaasimaha siyaasadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ingiriiska

Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay agaasimaha guud ee siyaasadda ee

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidamada oo su’aalo laga waydiinayo dilalka ciidamada dowladda ee shacabka
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Amray Dardar-gelinta Nidaamka Casriga Ah Ee Diiwaan Gelinta Ciidanka(Sawiro)
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay agaasimaha guud ee siyaasadda ee wasaaradda arrimaha dibadda Boqortooyada Ingiriiska, Richard Moore.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Richard Moore ayaa kulankooda uga hadlay xoojinta xariirka soo jireenka ah ee labada dowladood iyo taageerada Ingiriisku dowladda ka siiyo tababarrada ciidanka iyo qorshaha ciidanka Soomaaliyed ay kula wareegayaan amniga dalka.

Kulanka Ra’iisul Wasare Xasan Cali Khayre iyo Richard Moore waxaa qayb ka ahaa safiirka boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, Ben Fender.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Boqoshadan ingiriiska mid sahlan maha wa mid u baahan in la lafa guro. Siday dadku modayan wax iska cadiya mahan. Sidan u arko wa arin qatara

DISQUS: