Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Hanbalyo u diray shacabka Soomaaliyeed maalinta ciida owgeed

HomeWararka

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Hanbalyo u diray shacabka Soomaaliyeed maalinta ciida owgeed

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey Munaasabada Ciid

PUNTLAND: Amniga magaalooyinka waaweyn oo aad loo adkeeyay ka hor maalmaha Ciid
Madaxweyne Farmaajo oo gaaray caasimadda Eritrea (Sawiro)
Madaxweyne Xaaf: “Wax badan ma aanan maqneyn xoogaa yar oo kululeysi ayay aheyd, Galmudug waa…”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey Munaasabada Ciidul Fidriga oo maalintii koowaad lagu jiro.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo dadka Salaadii Ciida kula tukaday Masjidka Isbaheyga ayaa sheegay in aad hanbalyo ugu dirayo dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

“Allah ayaa mahad oo dhan sugnaatay kaas oo nawaafajiyey bishii qeyrka badneyd ee ramadaan, allah hanaga aqbalo cibaadada iyo Soonkii aan soo soonay, waxaan idin leeyahay dhamaantiid Hanbalyo maalinta Ciida owgeed” sidaas waxaa masjidka Isbaheysiga ka sheegay Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo qeyb ka ahaa Masuuliyiintii masjidka wax uga tukaday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0