Nuagaal :Xoolo dhaqato daadku uu kala tagy 600 oo neef oo Ari ah  (dhegayso)

HomeWararka

Nuagaal :Xoolo dhaqato daadku uu kala tagy 600 oo neef oo Ari ah (dhegayso)

Deegaanka shimbiraaley oo Garoowe dhanka waqooyi kaga beegan iyo Sunajiif meel udhexaysa ayaa dad reer guuraa ah waxa uu roobku kala tagay in ka ba

Guddiga doorashadda Puntland oo ku dhawaaqay 21 Musharrax Madaxweyne PL oo shuurihii buxiyeey (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug oo la magacaabay

Deegaanka shimbiraaley oo Garoowe dhanka waqooyi kaga beegan iyo Sunajiif meel udhexaysa ayaa dad reer guuraa ah waxa uu roobku kala tagay in ka badan 600 oo neef oo Ari ah.
Faysal Cabi Liibaan waxa uu kamid yahay 11 qof oo ugurmaday dadkaasi reer guuraaga ah ee uu xoolahooda daadku uu kala tagay.
wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: