Guddiga doorashadda Puntland oo ku dhawaaqay 21 Musharrax Madaxweyne PL oo shuurihii buxiyeey (dhegayso)

Waxaa caawa lagu dhawaaqay musharrixinta u tartamaysa xilka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka iyo shuruudaha ay buxiyeen.

ilaa 21 musharrax madaxweyne ayaa lagu dhawaaqay caawa inay is diwaangaliyeen oo ay buxiyeenm shuruudaha laga doonayeey,waxaana la guddoonsiyeey shahdooyin.

Guddiga doorashadda Puntland ayaa ku dhawaaqay Musharrixinta Madaxweyne ku xigeenka Masuuliyiinta u tartamaya,waxana ay garayaan 11 Musharrax.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com