Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo ka hadlay Isbaddala gobalka Mudug (Wareysi)

HomeWararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo ka hadlay Isbaddala gobalka Mudug (Wareysi)

Xili dhawaan Magaaladda Gaalkcyo uu tagay madaxweynaha Puntland isbadalo dhinaca maamulka ah uu ka sameyeey ayaa waxaa madaxweynaha uu magacabay guddi

Musharaxa Madaxweyne Cabdisamad Maxamed Gallan oo Bossaso lagu soodhaweeyey (dhegayso | sawirro)
Maanhadal, Qiimaynta Musharaxiinta ugu cadcad xilka Madaxnimo ee Soomaaliya,
Guddoomiye kuxigeenki hore Gobalka Nugaal oo ka hadlay Xaaladda Amni ee Garoowe

Xili dhawaan Magaaladda Gaalkcyo uu tagay madaxweynaha Puntland isbadalo dhinaca maamulka ah uu ka sameyeey ayaa waxaa madaxweynaha uu magacabay guddiga dib u qabaynta hay’addaha dowladda ee gobalka mudug, waxaana gudoomiye u ah wasiirka Arrimaha gudaha Punyland maxamed cabdiraxmaan dhabancad.

Wasiirka ayaa daljir uga waramay isbadalada ka dhacay gobalka Mudug iyo qaabku isku shandhaynta ku timid iyo hormarka ka socda Magaaladda Gaalkacyo.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayuu u waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: