Madaxwaynah Puntland oo kulan la yeeshay dhalinyarada gobolka Mudug (dhegayso)

HomeWararka

Madaxwaynah Puntland oo kulan la yeeshay dhalinyarada gobolka Mudug (dhegayso)

Gudomiyaha ururka dhalinyarada  gobolka mudug Jacfar Yusuf Cabdale oo kulan la yeeshay Madaxwayaha dawlada Puntland Siciid Dani. Dhalinyaradu waa l

Guddiga Farsamada Galmudug oo aqbalay liiska Xildhibaanada ee Ahlusunna
Laamaha amaanka Muqdisho oo xiray mid kamid ah shaqaalaha Wasaaradda waxbarashada DFS
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Gudomiyaha ururka dhalinyarada  gobolka mudug Jacfar Yusuf Cabdale oo kulan la yeeshay Madaxwayaha dawlada Puntland Siciid Dani.

Dhalinyaradu waa laf dhabarta bulshada gudomiyuhu waxa uu madaxwaynaha kala hadlay  Shaqo la’aanta ka jirta dalka iyo waliba ajaanibta ka shaqaysa dalka .

Halka ay dhalinyaradii jamacadaha ka baxayna shaqo la’aan yihiin .

Gudoomiyu waxa uu u waramay wariye Hodan Sulub Diini.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: