Madaxwaynah Puntland oo kulan la yeeshay dhalinyarada gobolka Mudug (dhegayso)

Madaxwaynah Puntland oo kulan la yeeshay dhalinyarada gobolka Mudug (dhegayso)

Gudomiyaha ururka dhalinyarada  gobolka mudug Jacfar Yusuf Cabdale oo kulan la yeeshay Madaxwayaha dawlada Puntland Siciid Dani.

Dhalinyaradu waa laf dhabarta bulshada gudomiyuhu waxa uu madaxwaynaha kala hadlay  Shaqo la’aanta ka jirta dalka iyo waliba ajaanibta ka shaqaysa dalka .

Halka ay dhalinyaradii jamacadaha ka baxayna shaqo la’aan yihiin .

Gudoomiyu waxa uu u waramay wariye Hodan Sulub Diini.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com