HomeUncategorized

Kooxo Hubaysan oo Muqdisho ku dhaawacay xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Somalia

November 07, 2015 (Daljir) —Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Koox hubeysan ay goor dhaw ku dhaawacen Degmada Xamar Weyne Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Maamulka gobolka Nugaal oo amar ku bixiyey inay magaalada Garoowe ka baxaan Ergooyin ka socda Mudug iyo Bari.
C/raxmaan Sh Maxamed (Gablax) oo dhaliilay Xukuumadda Puntland
Ciil-mooge ?Ka hor dhamaadka sannadkan waxaan howl-gelinayaa duulimaadkii Somali Airline?

November 07, 2015 (Daljir) —Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa warbaahinta  u xaqiijiyay in Koox hubeysan ay goor dhaw ku dhaawacen Degmada Xamar Weyne Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamed Axmed waxa dhaawacay Koox hubeysan oo gaari ku hor jaray Gaariga Xildhibaanka sida uu Dalsan u xaqiijiyay Xildhibaan Baarlmaanka Soomaaliya ka tirsan.

Xildhibaanka waxa la dhigay Cusbitaalka Daarul Shifa Ee Magaalada Muqdisho.

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0