Kooxo Hubaysan oo Muqdisho ku dhaawacay xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Somalia

November 07, 2015 (Daljir) —Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa warbaahinta  u xaqiijiyay in Koox hubeysan ay goor dhaw ku dhaawacen Degmada Xamar Weyne Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamed Axmed waxa dhaawacay Koox hubeysan oo gaari ku hor jaray Gaariga Xildhibaanka sida uu Dalsan u xaqiijiyay Xildhibaan Baarlmaanka Soomaaliya ka tirsan.

Xildhibaanka waxa la dhigay Cusbitaalka Daarul Shifa Ee Magaalada Muqdisho.

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com