Somaliland oo sheegtay inuusan quseyn sharciga batroolka ee Barlamaanka Somaaliya Ansixiyeen (Daawo)

HomeWararka

Somaliland oo sheegtay inuusan quseyn sharciga batroolka ee Barlamaanka Somaaliya Ansixiyeen (Daawo)

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Sharciga Batroolka dalka Soomaaliya ee dhawaan ay ansixiyeen xildhibaanada Golaha Shacabka , islamarkaana la sheegay in Cid aan dowladdaha Federaalka aheyn aysan Soomaaliya ay ka sameyn karin Shidaal Baaris. Hoos Ka Daawo.

Xeerka Dhaqanka: Haddii Nabaddoonadu talada doorashada Xildhibaanka isla keeni waayaan talada iyo guddoonka yaa leh? (dhegayso)
Laascaanood iyo Axad oo maalin madow u ahayd Jamaahiirta SSC
Maanka Dadwaynaha iyo Warbaahinta Daljir (dhegayso)

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Sharciga Batroolka dalka Soomaaliya ee dhawaan ay ansixiyeen xildhibaanada Golaha Shacabka , islamarkaana la sheegay in Cid aan dowladdaha Federaalka aheyn aysan Soomaaliya ay ka sameyn karin Shidaal Baaris.

Hoos Ka Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: