Waa imisa tirada ardayda u fariisatay  Imtixaanka degmada Dhahar ee gobolka Sanaag ? (dhegayso)

HomeWararka

Waa imisa tirada ardayda u fariisatay Imtixaanka degmada Dhahar ee gobolka Sanaag ? (dhegayso)

Wafdi uu hogaaminayo agaasimaga guud ee wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Maxamed Cali Faarax Farmayeeri ayaa kormeer ku

Jaamacada baraiga afrika faraceeda degmada burtinle ayaa soo gabagabaysay imtixaanka sanad dugsiyeedka 2021 2022
Madaxweyne Deni oo Magacaabay Guddiga dardargelinta Ganacisga Puntland.
Mustaqbalku waa Waxbarashada Ubadka oo la Maalgashado (Taxanaha 9aad | dhegayso)

Wafdi uu hogaaminayo agaasimaga guud ee wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Maxamed Cali Faarax Farmayeeri ayaa kormeer ku tagay dugsiyada Sare iyo dhexe ee degmada Dhahar ee gobolka Sanaag oo ay si habsami leh uga socdaan Imtixaankii shahaadiga ahaa ee Puntland.

Ujeedada wafdiga ay utageen degmada ayaa ahayd sidii ay ugu kuur gali lahaayeen hanaanka uu usocdo Imtixaanka gobolka.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0