Wasiiro ka tirsan xukuumada Puntland oo booqday deegaanka Yube ee gobolka

HomeWararka

Wasiiro ka tirsan xukuumada Puntland oo booqday deegaanka Yube ee gobolka

Qaar kamid ah golaha wasiirada ee dowladda Puntland ayaa booqasho ku tagay deegaanka Yube ee gobolka Sanaag. Booqashada wasiiradan ayaa salka ku h

Maxay kawada hadleen Wasiirka Gaashaandhigga & Safiirka Maraykanka ee dalka Soomaaliya ?
Waddooyin laami ah oo laga hirgalinayo Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Qaar kamid ah golaha wasiirada ee dowladda Puntland ayaa booqasho ku tagay deegaanka Yube ee gobolka Sanaag.

Booqashada wasiiradan ayaa salka ku haysay sidii loo dhiiri galin lahaa ciidamada Puntland ee ku sugna jiida hore ee dagaalka.

Wasiiradii booqashada ku tagay deegaanka Yube waxaa hogaaminayay wasiirka waxbarashada Puntland iyo Guudoomiyaha gobolka Sanaag Maxmuud Ismaaciil Ciyoon iyo qaar kamid ah saraakiisha ciidamada difaaca Puntland.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: