Deegaano Biyo la’aan kajirtay oo xalay roobsaday (dhegayso)

HomeWararka

Deegaano Biyo la’aan kajirtay oo xalay roobsaday (dhegayso)

Deegaano Badan oo Horay abaaro iyo Biyo la,aan uga taagnayd degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa xalay Roob wanaagsin uu ka Da,ay kaasoo u kala xoog badnaa deegaanada uu helay. Degaanada Biyo la,aantu ka jirtay ee Xalay Roobaday waxaa kamid ah Labi lamaane,Dhoobo Cantuug,Galxagar iyo Madoolye. Warbixinta Wariye Cabdikhayr Maxamed Jaamac ayaa inoo diyaariyey.

Dawladda Puntland iyo dadaalkeedii wax-ka-qabasho ee falkii kufsi iyo dil ee Galkacyo. Q 1-aad (dhegayso|daawo)
“Dhawr qof oo u badan siyaasiyiin caraysan oo xil doon ah ayaa ku hanjabaya inay dawlada qori u..
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Deegaano Badan oo Horay abaaro iyo Biyo la,aan uga taagnayd degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa xalay Roob wanaagsin uu ka Da,ay kaasoo u kala xoog badnaa deegaanada uu helay.

Degaanada Biyo la,aantu ka jirtay ee Xalay Roobaday waxaa kamid ah Labi lamaane,Dhoobo Cantuug,Galxagar iyo Madoolye.

Warbixinta Wariye Cabdikhayr Maxamed Jaamac ayaa inoo diyaariyey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: