Deegaano Biyo la’aan kajirtay oo xalay roobsaday (dhegayso)

Deegaano Biyo la’aan kajirtay oo xalay roobsaday (dhegayso)

Deegaano Badan oo Horay abaaro iyo Biyo la,aan uga taagnayd degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa xalay Roob wanaagsin uu ka Da,ay kaasoo u kala xoog badnaa deegaanada uu helay.

Degaanada Biyo la,aantu ka jirtay ee Xalay Roobaday waxaa kamid ah Labi lamaane,Dhoobo Cantuug,Galxagar iyo Madoolye.

Warbixinta Wariye Cabdikhayr Maxamed Jaamac ayaa inoo diyaariyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com