Qardho: Imtixaanka shahaadiga ee Puntland oo furmay maanta (sawiro)

HomeWararka

Qardho: Imtixaanka shahaadiga ee Puntland oo furmay maanta (sawiro)

Puntland ayaa waxaa si guud uga furmay maanta imtixaanka guud ee shahaadiga Puntland, kaasi oo si midaysan loo qaado muddo ka badan toban sano. Imt

MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY AGAASIMAHA GUUD EE BANKIGA DHEXE EE DOWLADDA PUNTLAND.
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xasan Sheekh:”Waxaan kula dardaarmayaa Raiisul Wasaare Xamse Cabdi Barre in uu soo dhiso Xukuumad ka shaqeysa xoojinta amniga”

Puntland ayaa waxaa si guud uga furmay maanta imtixaanka guud ee shahaadiga Puntland, kaasi oo si midaysan loo qaado muddo ka badan toban sano.

Imtixaankan ayaa waxaa qaadaysa wasaaradda waxbarashada Puntland, iyadoo dhanka kalle ardaydu ay wadeen muddooyinkii u dambeeyey dadaal ay ugu diyaar garoobayaan.

Wariyaheena Xasan Heykal oo arrimo shaqo u jooga Qardho ayaa warbixintaan noo fahfaahinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: