Tartan iyo Tacliin iyo natiijooyinka tartamadii xalay (dhegayso)

HomeWararka

Tartan iyo Tacliin iyo natiijooyinka tartamadii xalay (dhegayso)

Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee ay ku baratamaan dugsiyada sare Puntland, sanad walba uu qabto radio Daljir oo ay maalgelinayso shirkadda isgaarsiin

Wasiirrada cusub ee dawladda federaalka maxaa horyaalla oo ay tahay in ay dalka gaarsiiyaan bilaha xasaannadda loo idmaday.
Sawirro: Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Daahfuray Dood-Cimiyeed Loogu Magac Daray Doodaha Xagaaga
Berri & Baraha Bulshada (3B): Maanta Yaan Dowladnimo Rabin?

Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee ay ku baratamaan dugsiyada sare Puntland, sanad walba uu qabto radio Daljir oo ay maalgelinayso shirkadda isgaarsiinta Golis, Towfiiq iyo madbacadda Asal Jet ayaa xalay lagu tartamay laba wareeg.

Dugsiga Cabdirashiid Cali Sharmaarke Gaalkacyo Vs Alloorre Secondary Sheerbi

Dugsiga Muntada Burtinle Vs Buuhoodle Secondary.

Hodan Sulub Diini ayaa faahfaahinaysa natiijooyinka tartamadii xalay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: