Wasiirrada cusub ee dawladda federaalka maxaa horyaalla oo ay tahay in ay dalka gaarsiiyaan bilaha xasaannadda loo idmaday.

HomeWararka

Wasiirrada cusub ee dawladda federaalka maxaa horyaalla oo ay tahay in ay dalka gaarsiiyaan bilaha xasaannadda loo idmaday.

Sabtidii todobaadkan ayay ahayd markii baarlamaanka Soomaaliya ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen golaha wasiirrada cusub ee R/wasaare Maxamed Xuseen R

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay (Sawiro)
Meydka Haweeneey la baadi goobayay oo laga helay Wabiga Beledweyne

Sabtidii todobaadkan ayay ahayd markii baarlamaanka Soomaaliya ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen golaha wasiirrada cusub ee R/wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Wasiirradaan ayaa ku soo aaday xilli kala guur ah oo muddo bilo ah ay ka dhimmantahay cimriga hay’adaha dastuuriga ah ee dalka.

Cismaan Yusuf Xaraare waa xeeldheere ka faallooda arrimaha siyaasadda, waxaana wareysi uu siiyey Radio Daljir ku sharraxayaa muddada kooban ee xilka loo dhiibay arrimaha looga fadhiyo, waxase uu ku hormarayaan xukuumaddaani waxay kaga baddelantahay middii ka horraysay ee R/wasaare Khayrre.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: