14 ka Midah Xarakada  Al shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Bariire

HomeWararka

14 ka Midah Xarakada Al shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Bariire

14 ka mida Xarakada  Al shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelada Hoose. Ciidanka Bariire ayaa khasaare u gaystay malayshiyad

Norway oo sheegtay in ay Soomaaliya siinayso deyn gaareysa $353 Milyan
Jubbaland oo markale sheegtay in wasiir ka tirsan maamulkooda uu u afduubanyahay DFS (Daawo)
Itoobiya oo kahortimid AMISOM inay dalka ka baxdo

14 ka mida Xarakada  Al shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Ciidanka Bariire ayaa khasaare u gaystay malayshiyadii Al shabaab ee werarka soo qaaday .

General Yuusuf  Raage Odaywaa Taliyaha Ciidanka lugta ayaa warbaahinta u xaqiijiyey dhimashada 14 ka mid ah Xarada Al Shabaab ee weerarka ku soo qaaday  Bariire .

Deegaanka Bariire ayaa dhawaan Al Shabaab kala wareegtay Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Danab, oo halkaas  hawlgalo ka sameeyey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: