Guddoonka Barlamaanka Galmudug oo ka horyimid Shirka Garoowe (Daawo)

HomeWararka

Guddoonka Barlamaanka Galmudug oo ka horyimid Shirka Garoowe (Daawo)

Cali Gacal Casiir Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo warbaahinta Daljir la hadlayey ayaa si kulul uga hadlay shirka garoowe uga socda Dowladda Somaaliya iyo dowlad gobaleedyadda. Shirkaas ayuu sheegay in Galmudug aysan u Afduubnayn Hal shaqsi isla markaana aysan tageeri doniin qodobadda kasoo baxaa shirkaas.

Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare): “Ganacasatadii Gobolka Mudug ee Shabaab uga cararay Gaalkacyo waxaan ugu baaqayaa iney soo laabtaan, Gaalkacyo waa Amni”
Siyaasi Axmed Ciise Cawed oo eedayn u jeediyey xukuumada Puntland iyo mucaaradka hubaysan
Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay xubnaha ku meteli doona guddiga talo-bixinta hannaanka doorasho ee dalka

Cali Gacal Casiir Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo warbaahinta Daljir la hadlayey ayaa si kulul uga hadlay shirka garoowe uga socda Dowladda Somaaliya iyo dowlad gobaleedyadda.

Shirkaas ayuu sheegay in Galmudug aysan u Afduubnayn Hal shaqsi isla markaana aysan tageeri doniin qodobadda kasoo baxaa shirkaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: