Guddoonka Barlamaanka Galmudug oo ka horyimid Shirka Garoowe (Daawo)

Guddoonka Barlamaanka Galmudug oo ka horyimid Shirka Garoowe (Daawo)

Cali Gacal Casiir Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo warbaahinta Daljir la hadlayey ayaa si kulul uga hadlay shirka garoowe uga socda Dowladda Somaaliya iyo dowlad gobaleedyadda.

Shirkaas ayuu sheegay in Galmudug aysan u Afduubnayn Hal shaqsi isla markaana aysan tageeri doniin qodobadda kasoo baxaa shirkaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com