Xildhibaan Dhakool “ 18 May Maalin Qaran Ma Aha (Daawo)

HomeWararka

Xildhibaan Dhakool “ 18 May Maalin Qaran Ma Aha (Daawo)

Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland Kana Soo Jeeda Gobolka Sool ayaa si Kulul uga Hadlay Maalinta 18 ka May o

Guddiga hirgelinta doorashooyinka puntland
Warbixin: Saamaynta abaarta ee dhulka Miyiga oo reer guuraagu halis ku suganyihiin
Ciidanka DANAB oo howlgal ku qaaday degaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab

Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland Kana Soo Jeeda Gobolka Sool ayaa si Kulul uga Hadlay Maalinta 18 ka May oo Somaliland sheegto inay tahay Maalintii ay ka Go,day Somalia inteeda Kale.

Xildhibaan Dhakool ayaa sheegay in Maalinta 18 ka May ay Gaar u Tahay Reero Gaar ah, Dadka Gobolllada Sool iyo Awdala ay u Yaqaanaan Maalin Madow oo Dadkooda ay Xasuuqday Jabhadii SNM.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: