Xildhibaan Dhakool “ 18 May Maalin Qaran Ma Aha (Daawo)

Xildhibaan Dhakool “ 18 May Maalin Qaran Ma Aha (Daawo)

Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland Kana Soo Jeeda Gobolka Sool ayaa si Kulul uga Hadlay Maalinta 18 ka May oo Somaliland sheegto inay tahay Maalintii ay ka Go,day Somalia inteeda Kale.

Xildhibaan Dhakool ayaa sheegay in Maalinta 18 ka May ay Gaar u Tahay Reero Gaar ah, Dadka Gobolllada Sool iyo Awdala ay u Yaqaanaan Maalin Madow oo Dadkooda ay Xasuuqday Jabhadii SNM.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com