Raysal Wasaare Khayre oo la kulmay madaxwaynaha Galmudug

HomeWararka

Raysal Wasaare Khayre oo la kulmay madaxwaynaha Galmudug

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Garoowe kula kulmay madaxwaynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf. Kulanka ayaa ahaa mid gogol xaar u ah arrimaha siyaasadeed ee deegaamada Galmudug iyo khilaafka dowladda dhexe kala dhaxeeya. Khayre ayaa shalay kula kulmay Garoowe madaxwaynayaasha Hir-shabelle iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya.  

Madaxweyne Kuxigeenkii hore ee Puntland Camey oo ka Tacsiyeeyey Geerida Wasiir Darwiish
Madaxtooyada oo shaacisay in Madaxweyne Xasan Sheekh laga helay Covid-19
Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Keating oo Gaalkcyo kulan kula qaatay Madaxda Labada dhinac (Sawiro)

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Garoowe kula kulmay madaxwaynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf.

Kulanka ayaa ahaa mid gogol xaar u ah arrimaha siyaasadeed ee deegaamada Galmudug iyo khilaafka dowladda dhexe kala dhaxeeya.

Khayre ayaa shalay kula kulmay Garoowe madaxwaynayaasha Hir-shabelle iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: