Raysal Wasaare Khayre oo la kulmay madaxwaynaha Galmudug

Raysal Wasaare Khayre oo la kulmay madaxwaynaha Galmudug

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Garoowe kula kulmay madaxwaynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf.

Kulanka ayaa ahaa mid gogol xaar u ah arrimaha siyaasadeed ee deegaamada Galmudug iyo khilaafka dowladda dhexe kala dhaxeeya.

Khayre ayaa shalay kula kulmay Garoowe madaxwaynayaasha Hir-shabelle iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com