Afar kamida Askarta Turkiga   ayaa lagu Dilay Weerar ka Dhacay Syria

HomeWararka

Afar kamida Askarta Turkiga ayaa lagu Dilay Weerar ka Dhacay Syria

Afar Askari ayaa  lagu dilay labo kalena waa la dhawacay ,kadib markii ciiddanka Turkiga iyo Maleeshiyadda Kurdishka ee YPG uu dagaal ku dhex maray De

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Shacabka Baladwayne oo Amaro Cusub la dul dhigay (dhegayso)
Gaalkacayo oo Wasakhda & Dhiiqadu Dhex Jiifto & Halista Cudurada Faafa (Daawo)

Afar Askari ayaa  lagu dilay labo kalena waa la dhawacay ,kadib markii ciiddanka Turkiga iyo Maleeshiyadda Kurdishka ee YPG uu dagaal ku dhex maray Degmadda Tel Rifaat ee Waqooyiga Syria iyo Weerar Hoobiyayaal ah oo lagu tuuray Saldhig ay Milliterigu ku lahaayeen Gobolka Hakari  ee K/bari Turkiga .

Askarta la dilay ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa Sarkaal ay darajadiisu ahayd  Gaashaanle , halka Sarkaal kale oo la sheegay inuu ahaa Gaashaanle sare uu si xun ugu dhaawacmay Weerarkaasi . .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: