Weerar lagu laayay haween iyo carruur oo kadhacay gobolka Hiiraan

HomeWararka

Weerar lagu laayay haween iyo carruur oo kadhacay gobolka Hiiraan

Lix qof ayaa ku geeriyooday  iyo dhaawaca shan qof, kadib weerar hubaysan oo xalay lagu qaaday gaari ay la socdeen haween iyo caruur ah qoys reer guur

Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socda dalka Ereteriya
Wariye Madaxbannaan oo Daljir uga warramay dagaalka deegaanka Caad ee Xarardheere (dhegayso)
Urrurada Saxaafadda Somalia oo kasoo horjeestay Amarkii kasoo baxay Dowladda

Lix qof ayaa ku geeriyooday  iyo dhaawaca shan qof, kadib weerar hubaysan oo xalay lagu qaaday gaari ay la socdeen haween iyo caruur ah qoys reer guuraa oo marayay deegaanada Teedaan iyo Baanyaaley ee gobolka Hiiraan.

Weerarkan khasaaraha gaystay ayaa dadka ku geeriyooday waxaa la dhigay isbitaal ku yaala degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Qoyska la weeraray oo ahaa reer guuraa ayaa kusii jeeday dhul roob uu ka da’ay, iyadoo abaar darran ay kajirto qaybo badan oo ka mid ah gobolada dalka, waxaana dadka qaarkood ay ku sheegeen inuu ahaa arrimo salka ku hayay aanooyin qabiil oo hore.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: