Muxuu ka yiri taliyaha booliska Puntland gaddoodkii ciidamada ee Bosaso? (daawo)

HomeWararka

Muxuu ka yiri taliyaha booliska Puntland gaddoodkii ciidamada ee Bosaso? (daawo)

Taliyaha ciidamada booliska Puntland Muxyadiin Axmed Muuse ayaa ka hadlay gadood ay saakay subaxnimadii hore ka sameeyeen magaalada Bosaso ciidamo kat

Nabadoon cQani Maxamud Faarax: “Madaxweynuhu 4 beri buu Baran ku hoyday … tiribka xigina waa Ceerigaabo” (dhegayso)
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)
Maxaa ka socda Muqdisho? |Aqoonyahan Cabdirashiid Sh Cali oo bartay siyaasada ayaa ka faaloonaya (daawo)

Taliyaha ciidamada booliska Puntland Muxyadiin Axmed Muuse ayaa ka hadlay gadood ay saakay subaxnimadii hore ka sameeyeen magaalada Bosaso ciidamo katirsan birmadka Puntland, kuwaasi oo la wareegay bankiga dhexe ee Bosaso.

Waxaa uu ku tilmaamay kuwa ay buunbuuninayaan baraha bulshada, waxaana geesta kalle taliyuhu sheegay ciidamadu inay qaataan mushaarkooda marka laga reebo bisha April ee hadda dhamaatay.

Hoos kadaawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: