Madaxwaynaha Puntland oo mar kalle ka hadlay shirka qaran ee ka furmaya Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Madaxwaynaha Puntland oo mar kalle ka hadlay shirka qaran ee ka furmaya Garoowe (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Denni ayaa sheegay inuu meel wanaagsan marayo qabanqaabada shirka wadatashiga ee ay isugu imaanayaan xubnaha d

Musharixinta Xilka Madaxweynaha Hiirshabeele oo Maanta Khudbado Kajeedinaya Jowhar
Warka Fiidnimo Cabdiraxmaan Xudeyfi, Daljir Bossaso (dhegayso)
RW XAMZE OO KA HADLAY MARKII UGU HOREYSAY XAALADDA LAASCANOOD,MUXU YIRI??

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Denni ayaa sheegay inuu meel wanaagsan marayo qabanqaabada shirka wadatashiga ee ay isugu imaanayaan xubnaha dowladda dhexe ee faderaalka iyo dowlad goboleedyada, wufuudda qaybtii ugu horaysayna ay yimaadeen.

Isagoo ka hadlayay shir kadhacay Garoowe oo lagu soo gabagabeeyey kulan waynaha haweenka Puntland ayaa waxaa uu sheegay shirkan in looga tashan doono arrimaha siyaasadeed ee dalka iyo deeqaha caalamka uu bixiyo.

Madaxwaynaha ayaa sheegay inuu jirin wax gaar ah oo lagula xisaabtamayo dowladda dhexe oo uu kasoo shaqeeyey, balse ujeedka uu yahay in la turxaan bixiyo ismari waaga siyaasadeed ee taagan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: