Sarkaal ka tirsan ciidamada Kumaandooska Puntland oo lagu dilay Bosaaso

HomeWararka

Sarkaal ka tirsan ciidamada Kumaandooska Puntland oo lagu dilay Bosaaso

Askari ka tirsan ciidamada PMPFta ee Puntland ayaa maanta meel aan ka fogayn xerada ciidamada waxa uu kudilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada Kumaandoos

Madaxeynihii hore ee Maraykanka Bill Clinton oo la dhigey Isbitaal
Maxamed Dahir Astur: “Qoloji waxaa loo xirayaa si indhaha caalamka looga qariyo” (dhegayso|daawo)
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka warbixiyay xaaladdiisa Caafimaad

Askari ka tirsan ciidamada PMPFta ee Puntland ayaa maanta meel aan ka fogayn xerada ciidamada waxa uu kudilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada Kumaandooska dowladda Puntland.

Sarkaalka ladilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Xasan Mire jaceyl,waxaana toogtay Askari kale,kadib markii uu muran soo kala dhexgalay.

Sarkaal ka tirsan ciidamada PMPFta ayaa Daljir usheegay in gacanta lagu soo dhigay Askarigii dilka gaystay cadaaladana la soo taagi doono.

Ciidamada PMPFta ee Puntland ayaa waxa ay taageero dhaqaale iyo saanad milatariba ay ka helaan dowladda isutaga Imaaaraadka carabta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: