Salaad Cali Jeelle “Imaaraatku wuxuu qorshaynayaa dibadbaxyo kadhaca Muqdisho”

HomeWararka

Salaad Cali Jeelle “Imaaraatku wuxuu qorshaynayaa dibadbaxyo kadhaca Muqdisho”

Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo horay xildhibaan iyo wasiir uga soo noqday dowladda faderaalka ee Soomaaliy a ayaa sheegay in la abaabulayo dibadbaxyo l

QARDHO: Gudiga Gurmadka oo lagu wareejiyeey dhaqaale
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)
RW Xasan Cali Khayre oo u dhoofay Dalka Turkiga

Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo horay xildhibaan iyo wasiir uga soo noqday dowladda faderaalka ee Soomaaliy a ayaa sheegay in la abaabulayo dibadbaxyo laga dhigo magaalada Muqdisho oo looga soo horjeedo dowladda faderaalka Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay dibadbaxyada inay dabada ka riixayaan siyaasiyiin uu ka mid yahay xildhibaanka aqalka sare ee baarlamaanka katisan Cumar Cabdirashiid, kaasi oo farriisin u ah dalka Imaaraatka Carabta.

Hoos kadhegayso Salaad.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: