Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya qararx khasaare gaystay oo kadhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya qararx khasaare gaystay oo kadhacay Muqdisho

Afar ruux ayaa ku geeriyootay qarax galabta kadhacay wadada dabka ee magaalada Muqdisho, waxaana ku dhaawacmay shan ruux.

Taliye kuxigeenka booliska Saakiye Axmed ayaa sheegtay gaari nuuciisu yahay Toyota Harier uu ku qarxay maqaayad horteeda, waxaana ay shacabka ugu baaqday inay taxadar ay muujiyaan.

Sidoo kalle ay la soo xiriiraan lambarka 999 ee booliska ee xaaladaha degdegga.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com