Site icon Radio Daljir

Salaad Cali Jeelle “Imaaraatku wuxuu qorshaynayaa dibadbaxyo kadhaca Muqdisho”

Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo horay xildhibaan iyo wasiir uga soo noqday dowladda faderaalka ee Soomaaliy a ayaa sheegay in la abaabulayo dibadbaxyo laga dhigo magaalada Muqdisho oo looga soo horjeedo dowladda faderaalka Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay dibadbaxyada inay dabada ka riixayaan siyaasiyiin uu ka mid yahay xildhibaanka aqalka sare ee baarlamaanka katisan Cumar Cabdirashiid, kaasi oo farriisin u ah dalka Imaaraatka Carabta.

Hoos kadhegayso Salaad.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5cb76ca10101002a038cea1f/Salaad+Cali+Jeele+.mp3?_=1

 

Exit mobile version