HomeWararka

Dekeda Bosaaso oo laga hirgaliyah Nidaam cusub oo lagu diiwaan galinayo badeecadaha laguna qaadayo Canshuurta (dhegayso)

Wasaarada maaliyada dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay dajisay qorshe cusub oo lagu diiwaan galinayo alaabta ka soo degta dekeda Bosaaso. Wasiir

Shuban-biyood Mar Kale ku soo Laabtay Degmada Burtinle (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Badhan (dhegayso)
Kooxo hubaysan oo muwaadin Soomaliyeed ku dilay dalka Koonfur africa

Wasaarada maaliyada dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay dajisay qorshe cusub oo lagu diiwaan galinayo alaabta ka soo degta dekeda Bosaaso.

Wasiirka maaliyada Puntland Xasan Shire ayaa kulan kula qaatay magaalada Bosaaso ganacsatada waxaana laysku afgartay in nidaamkan cusub ee diiwaangalinta uu yahay mid ganacsatada ufududeenaya in si fudud ay laabtooda kula soo dagaan ayna ku bixiyaan Canshuurta.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: