Puntland oo guddi  u saartay  kufsiga ku soo badanaya  deegaanada Puntland  (dhegayso )

HomeWararka

Puntland oo guddi u saartay kufsiga ku soo badanaya deegaanada Puntland (dhegayso )

Dowladda Puntland ayaa guddi usaartay kiisaskii kufsiga ahaa ee maalmahan ka dhacayay deegaanada Puntland oo ay shacabka Puntland ay aad uga xumaadeen. Guddigan ayaa u kuur gali doona sababta keentay in Puntland kufsiga uu caado ka noqdo iyo waxa yaabaha usababta ah. Dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5cb34558020100e85a2b056d/Wasiirkawar+faafinta+.mp3

Khayre oo kormeeray xarumo Booliisku Is-xilqaan ku Dhisayaan
Xildhibaan Mahad Salaad oo hadal ka jeediyey gebgebada shirka Nabadaynta Beelaha SACAD & LEELKASE
Wafdi ka socda dowladda somaaliya oo shir kaga qayb galaya dalka Tunisiya

Dowladda Puntland ayaa guddi usaartay kiisaskii kufsiga ahaa ee maalmahan ka dhacayay deegaanada Puntland oo ay shacabka Puntland ay aad uga xumaadeen.

Guddigan ayaa u kuur gali doona sababta keentay in Puntland kufsiga uu caado ka noqdo iyo waxa yaabaha usababta ah.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: