Site icon Radio Daljir

Puntland oo guddi u saartay kufsiga ku soo badanaya deegaanada Puntland (dhegayso )

Dowladda Puntland ayaa guddi usaartay kiisaskii kufsiga ahaa ee maalmahan ka dhacayay deegaanada Puntland oo ay shacabka Puntland ay aad uga xumaadeen.

Guddigan ayaa u kuur gali doona sababta keentay in Puntland kufsiga uu caado ka noqdo iyo waxa yaabaha usababta ah.
Dhegayso.
https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5cb34558020100e85a2b056d/Wasiirkawar+faafinta+.mp3?_=1

Exit mobile version