Madaxweyne Deni :“lama aqbalikaro in kuraastii dowladda ay dad buuxiyaan oo aan doonaynin in danaha daka laga shaqeeyo” (dhegayso)

HomeWararkaUncategorized

Madaxweyne Deni :“lama aqbalikaro in kuraastii dowladda ay dad buuxiyaan oo aan doonaynin in danaha daka laga shaqeeyo” (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa wacad kumaray in qof aan dadka danihiisa ka shaqay naysnin in ay sii fadhiyaan kuraasta dowladda. Madaxweynaha

DHEGEYSO-Barnaamij gaar ah booskii Maanhadal 17 Feb 2017.
Hay’adda diyakooniya oo in ka badan 40 qof u qabatay tababar kor loogu qaadayo aqoonta iyo xirfadaha dhallinta.
WARBIXIN+SAWIRRO-Xaalad nolol xumo oo kajidha kaamamka Galkacyo.

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa wacad kumaray in qof aan dadka danihiisa ka shaqay naysnin in ay sii fadhiyaan kuraasta dowladda.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dadkaasi ay booska u baneeyaan dhalinyarada Puntland ee udiyaarsan horumarinta dalkooda.

Waxa uu sheegay in si adag ay ula dagaalami doonaan dadka musuq maasuqa ka shaqeeya iyo kuwa awooda lasiiyay ku takrifala.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: