Madaxweynaha Jabuuti oo maanta daah furi doona Safaarada Jabuuti ee Soomaaliya

HomeWararka

Madaxweynaha Jabuuti oo maanta daah furi doona Safaarada Jabuuti ee Soomaaliya

Madaxweynaha dalka Jabuubi Ismaaciil Cumar Geele iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku soo wajahan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. M

Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Madaxweyne Dooran Datoor Siciid Cabdullaahi Deni, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Deni: “Waxaan u dhaartay waa ilaalinta sharciga, midaasna cid aan kala gorgortamayo ma jirto”

Madaxweynaha dalka Jabuubi Ismaaciil Cumar Geele iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku soo wajahan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa waxa uu daah furi doonaa Safaarada Jabuuti ee Soomaaliya, waxaan munaasibada daah furka ka soo qayb gali doona madaxda ugu sarasa dalka iyo wafuud kala duwan oo isga kala imanaysa daafaha caalamka.

27 sano kadib dowladda Jabuuti waa markii ugu horaysay oo ay Safaadeeda ay ka furato dalka Soomaaliya.

Dalka Jabuuti ayaa ka mid ah wadamada Soomaaliya ay ciidamadooda ka joogaan kuwaas oo lamagac baxay hiil Qaran.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: